Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland waxaa ka bilaabmay dhaqankii Muqdisho Maantana waxaa lagu dilay……

Recommended Posts

Deeq A.   

Qardho waxaa ka bilaamay dhaqankii Muqdisho Maantay waxaa lagu dilay Nin Bajaajle ah waxaana lagu dilay Lacag Cashuur ah oo gaaraysa 6$ Ninka Marxuumka la dilay ayaa laygu sheegay Nin Jareer ah.

 

Ninkii falka gaystay ayaa waxaa qabtay Lamaha Amniga waxaa hada lagu xiray Jeelka wayn Qardho.FB_IMG_1688207161562.jpg

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this