Sign in to follow this  
Deeq A.

maanta oo kale 1-da Luulyo shacabka Somaliland waxay u arkaan maalin mugdi iyo masiibo ah.

Recommended Posts

Deeq A.   

“Xuska 1-da Luulyo ee gooni-isu-taagga Soomaaliya Ma khuseeyo Somaliland oo maanta oo kale 1-da Luulyo, shacabka Somaliland waxay u arkaan maalin mugdi iyo masiibo ah.

 

Midowgii bilaa shuruuda ahaa ee 1960 kii wuxuu ku guul daraystay bilawgii. Soomaaliya waa in ay cafis weydiisataa reer Somaliland.” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this