Sign in to follow this  
General Duke

Tragic news: Hobyo clashes cause death and destruction

Recommended Posts

Hobyo: Ugu yaraan 35 qof ayaa ku geeriydooday, 70-na Waa ku Dhaawacmatay dagaalkii shalay ee deegaanka Hobyo oo wali sii socda

- Wednesday, March 23, 2005 at 11:51

 

Hobyo (AllPuntland)- In kabadan 35 qof ayaa ku geeriydooday dadgaaraya 70na dhaawac ayaa soo gaaray deegaanka Hobyo ee gobolka Mudug kadi dagaallo maalintii shalay ahayd abbaare 3:00 galabnimo ka qarxay deegaankaasi.

 

Dagaalkan wali soconaya ayaa ah dagaal lagu tilmaami karo kii ugu waynaa ee magaalada Hobyo ka dhaca ayaysan jirin cid wali u guntatay joojintiisa.

 

Warar aannu ka helayno ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beelaha dagaalamaya ay dad badan isaga dileen isla markaana gaadiid kala duwan ay ku kala qabsadeen, waxaana lagu soo waramayaa in gaadiid 10 gaaraya inay beeluhu kala qabsadeen.

 

Mar aannu la xiriirnay salaadiin iyo masuuliyiin ka socda beelaha dagaalamay ayay qoloba qolada kale ku eedaynaysaa inay dagaalka ka danbayso.mana jirto cid caddaynaysa cidda dagaalka bilowday.

 

Dagaalkan ayaa sidoo kale lasheegayaa inuu si kadis ah uga dhex bilowday labada beelood xilli lagu jiro nabadaynta beelaha dagaalamay , xiligaasoo madaxwaynaha Puntland uu Gaalkacyo shir kula leeyahay odayaal ka socda labada beelood ee Sacad iyo Saleebaan.

 

Magaalada Gaalkacyo ayaa lakeenay dhaawac gaaraya 20 qof oo lasheegay inay kusoo dhaawacmeen dagaallada wali ka soconaya magaalada Hobyo.

 

Shucuurta dadwaynaha magaalada Gaalkacyo ayaa kacsan ayadoo dadwaynaha gobolku ay aad uga caroodeen dagaalladan soo cusboonaaday xilli dad farabadan ay waqti ku lumiyeen inay beelahaasi nabad dhex dhigaan.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta soo gaaray Gaalkacyo si uu isugu hawlo joojinta dagaalkaan loona sii anbo qaado hawlaha nabada lagu radinayo oo ay wadeen gudi heer qaran Soomaliya iyo kuwo maamul goboleedka Puntland.

 

CCC Farayaamo

 

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Duke I wished you felt sad about it, but I know you aint and are enjoying every bit of it. Inshallah it will come to an end, and by the end of the day there is no glorius part in this sad event. I pray they come into senses.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Duke I wished you felt sad about it, but I know you aint and are enjoying every bit of it. Inshallah it will come to an end, and by the end of the day there is no glorius part in this sad event. I pray they come into senses.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Duke I wished you felt sad about it, but I know you aint and are enjoying every bit of it. Inshallah it will come to an end, and by the end of the day there is no glorius part in this sad event. I pray they come into senses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this