Sign in to follow this  
Deeq A.

Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Qodeysa 23 Ceel Biyood

Recommended Posts

Deeq A.   

Ha’yadda King Salmaan ee wadanka Sa’udi Arabia ayaa ka soo jawaabtay codsigii Hay’adda SODMA ee ahaa qodidda Ceelal biyood, kuwaas oo laga fulinayo gobollada dalka.

Hay’adaha King Salman iyo SODMA ayaa bilabaya qodida ceelashaas oo gaaraya 23 ceel biyood, kuwaas oo laga fulinayo deegaannada dhowaan dowladdu ay la wareegtay iyo deegaanno kale oo biyo yari ay ka jirto.

Hey’adda King Salmaan  ayaa kamid ah hey’adaha ka shaqeeya arrimaha Biniiaadannimada waxaana hadda ay taageeraysaa mashruucaan lagu hirgelinayo23 Ceelbiyood oo Riig ah.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this