General Duke Posted February 22, 2007 Muqdisho: Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray iyo Guddoomiye ku xigeenka degmada Madiino oo la toogtay. 21. februar 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Allaha u naxariistee Guddoomiyihii degmada Yaaqshiid Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo caawa fiidkii ay niman hubeysan rasaas ku dhaawaceen isagoo ku sii jeeday gurigiisa ayaa markii dhaawaciisa la geeyey Cusbitaalka Keysanay ee Magaalada Muqdisho halkaas ku geeriyooday. Marxuum Muxiyaddiin ayaa geeridiisa waxaa aad uga xumaaday dadka intii tiqiin iyo kuwa samaha jecelba, waxaana isla caawa arrintiisa ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka xagga nabadgelyada ee duqa Magaalada Muqdisho Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweey, kaas oo sheegay in baaritaan lagu sameyn doono kuwii ka dambeeyey dilka Guddoomiyaha, wuxuuna tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuumka. Duqa Magaalada Muqdisho Cadde Xasan Cali Gaabow iyo Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa tacsi u diray eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Marxuun Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo kooxo hubeysan ay caawa ku toogteen agagaarka xaafaddiisa. Sidoo kale waxaa caawa kooxo hubeysan ay toogteen Guddoomiye kuxigeenka degmada Madiina, iyadoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in Guddoomiye ku xigeenka uu dhaawaca soo gaaray uu u geeriyooday. Cali Sandheere AllPuntland, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 22, 2007 Inaa Lillaahi Wa'inaa Ilaahi Rajicuun. Inaa Lillaahi Wa'inaa Ilaahi Rajicuun. Waxaa Dhawaan Dhaawicii Kasoo Gaarey Werarkii Waxoshnimada ahaa Gudoomiyihii Degmada Shaqshiid, Muxiyidiin Xassan Xaaji ayaa Geeriyoodey. Kooxo Hubeysan oo aan la garaneyn ayaa caawa dilay Gudoomiyihii Degmada Yaaqshiid Muxudiin Xasan Xaaji, xilli uu marayay Agagaarka Hotel Bin Cali. Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Muxidiin Xasan Xaaji ayaa la sheegay in labo ruux oo ku hubeysneyd Bistoolad ay ku toogteen xilli uu ku sii jeeday Gurigiisa oo ku yaal Saldhiga Yaaqshiid. Lama yaqaan ilaa iyo haatan sababta ka dambeysay dilka Mas'uulkan, laakiin dilkan ayaa ka dhigeysa dilalka qorsheysan ee kooxaha qarandiidku ka wadaan Magaalada Muqdisho. Muxiyidiin wuxuu ahaa raga amaanka muqdisho dhaxda u xirtey in ay mar un magaalada muqdisho ay kusoo noqoto sharcigii iyo kala danbeentii Waxeeyna dad badani tabi doonaan ALLAHA U NAXARIISTE MUXIYIDIIN XASSAN XAAJI Xafiiska Wararka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites

Kashafa Posted February 22, 2007 Another one bites the dust.... Keep'em coming. Traitors are the first to die. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Pi Posted February 22, 2007 The perpetrators and the criminals will be brought to justice. Nothing short of a public hanging for those who committed this cowardice act. Quote Share this post Link to post Share on other sites

General Duke Posted February 22, 2007 ^^^The anger from this alone has set back the agenda of the anti-government groups. The men may Allah give them peace, were locals who did no wrong. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Kashafa Posted February 22, 2007 About high time TFG collaborators realised that they will become legitimate targets. He who sleeps with pigs, can't expect but to get filthy. Why no marxoom threads on the Etho forces fighting this great war of liberation and soladarity ? Surely, they're as deserving as this Mayor dude ? Quote Share this post Link to post Share on other sites