Sky Posted October 17, 2005 The President of Puntland seems like a leader in exile by his own will. He only comes back to where he belongs, when the constitution forces him. After that, its back to the 'civilised' world for medical treatment. Strange..... Madaxweynaha Puntland oo dib ugu dhoofay dalka Jarmalka What he was in Puntland? :confused: Bosaso:- Madaxweynaha Puntland Md.Maxamuud Muse Xirsi (Cadde Musse) ayaa galabta dib uga dhoofay Airporka Bosaso kadib markii muddo saacado ah uu magaalda Ku sugnaa. Madaxweynaha ayaa dib ugu soo noqday dalka si uu u cusbooneysiisto 60-ka maalmood ee loo ogol yahay Madaxweynaha Puntland inuu dalka ka maqnaado. Cadde Musse Madaxweynaha Puntland ayaa xarunta Madaxtooyada Bosaaso shir gaar ah kula yeeshay Xukuumada iyo Wasiirada Puntland. Kulankaasi oo looga xaajeysanayo arrimaha Puntland ayaa shirkaasi kadib wuxuu Madaxweynaha warbaahinta kala hadlay shacabka reer Puntland. Madaxweynaha oo ay galbinayaan in badan oo kamid ah Mas'uuliyiinta Golaha Wasiirada, Xildhibaano iyo maamulka gobalka ayaa Airporka u dhaqaaqay. Diyaarada sida Madaxweynaha ayaa ka duushay Airporka ayadoo lagu wado Madaxweynaha inuu safar caafimaad ah uu dib ugu noqdo dalka Jarmalka. Xassan Ciise HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pi Posted October 17, 2005 What a vulgar title for a thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites

BN Posted October 17, 2005 Early retirement perhaps. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Libaax-Sankataabte Posted October 18, 2005 Ilaahay caafimaad ha siiyo odayga. Quote Share this post Link to post Share on other sites