Sign in to follow this  
Deeq A.

Roob Baraf leh oo ka da’ay Jidka u dhexeeya Jigjiga & Wajaale

Recommended Posts

Deeq A.   
Roob Baraf leh ayaa galabta ka da’ay inta u dhaxaysa Jigiiga iyo Wajaale.
ma aha markii u horaysay ee Roob noocan ahi ka Da’o deegaankaas, balse dhawr mar oo hore ayaa la arkay, waxayna xidhiidh la leedahay isbedelka Cimilada Adduunka.
347582906_823593212659649_65904186399940
347422080_823593222659648_57409459054196

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this