Fabregas Posted March 14, 2007 Waxaan is idhi, hadii habashida wax ku dhacaan rag badan baa u ooyi laha.......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 14, 2007 You are not far from the mark yaa Camel rider! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Emperor Posted March 14, 2007 Geel_jire, hadalkaa ma dadka aan kuqancin inay cararayeen sida halkan lagu soo bandhigay miyaad u wadaa? Horta hadii loo ooyayo xabashida iyo hadi kale waa baab gooni ah, waxa la isku dhex qaso, topiganse kahadalkiisa iyo fikrad kadhiibasha waa inaad kala ogtahay. Ogowna qofka waxa uu jecelyahay iyo sida arintu tahay waa inaad ukala qeexi kartaa Quote Share this post Link to post Share on other sites

Fabregas Posted March 14, 2007 @Emperow, wa ruunta oo arinka aan ka hadlay si fiican isma quseyaan. Lakin, hadii si loo eego, way isquseyaan. Waayo? dadka gumeystayasha lashaqeeya: dagal ahan, siyaasad iyo kuwa tageera, anigu waxba igama kala duwana. Niin, daad dumarkiisi kufasanaya oo walina reer galbeedku soo qirayo(Oxfam)wax Islamnimo iyo Somalinimo la dhaho aniga igama daxeeyaan.Marka hadalkaygu waxaan uga jeeda kuwaas. Anigu ma arag habashi labaacsanayo videowgaas. Lakin hadii xita la bacsaan laha dad badan oo inaka mid ah baa ka xumaan laha........ Quote Share this post Link to post Share on other sites

Faarax-Brawn Posted March 14, 2007 Originally posted by Emperor: Geel_jire, hadalkaa ma dadka aan kuqancin inay cararayeen sida halkan lagu soo bandhigay miyaad u wadaa? Horta hadii loo ooyayo xabashida iyo hadi kale waa baab gooni ah, waxa la isku dhex qaso, topiganse kahadalkiisa iyo fikrad kadhiibasha waa inaad kala ogtahay. Ogowna qofka waxa uu jecelyahay iyo sida arintu tahay waa inaad ukala qeexi kartaa Oo Geeljire haduu irahda rag somaleed ayaa xabashi u oyaayo,fikrad maahan miyaa taas? Quote Share this post Link to post Share on other sites

Emperor Posted March 14, 2007 ^^Now you are making presumptions, diinta laguma amaanin arintaa sxb, laakiin waa runtaa dad baan jeclayn jabka Ethiopianka waqtigan xaadirka ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 14, 2007 I thought the video needed no intro...it saided all that was needed. But here it is, the video was taken by a reuters cameraman not the ICU and it was INSIDE the base that was being attacked. You can clearly see ethiopians running to take cover Quote Share this post Link to post Share on other sites