General Duke Posted April 1, 2009 Xildhibaan Caamir Shakeeti oo dhaawac halis ah loogu geystey degmada Shibis, & cabsi soo food saartay Xildhibaanada baarlamaanka. (01-04-2009)Waxaa Saakay degmada Shibis dhaawac halis ah loogu geystey mid kamida Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Caamir Maxamed Shakeeti, waxaana weerarkaas geystey sidaay ay wararku nagu soo gaarayaan, dabley ku hubeysan bistoolado oo markii dambena goobti ka cararay. Goob joogayaal ayaa sheegay in Xildhibaanka la weeraray xilli uu ku sugnaa Suuq ku yaala degmada shibis waxaana falkaas geystey 3-nin oo ku hubeysan bistoolado, kadibna goobtii isaga cararay intii aaney soo gaarin ciidamda dowladdu. Raxan ka tirsan ciidamada dowladda ayaa markiiba soo gaarey goobta weerarka lagula beegsaday Xildhibaan Caamir Maxamed Shakeeti oo hore uga tirsanaa baarlamaankii maamulkii hore ee TFG-da ee haatan noqday baarlamaanka lagu badiyey wadaadada iyo qurbajoogta. Waa weerarkii labaad oo todobaad guduhiis Magaalada Muqdisho loogu geystey Siyaasi caan ah, waxaana maalmo kahor wadada Maka Al Mukarama dil toogasho ah lagu qaarijiyey Cabdiraxmaan Shifti iyo mid kamid ahaa Ilaaladiisa, ilaa iyo haatan ma jirto cid loo soo qabtay dilkiisa. Dalkanews.com Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 1, 2009 Yaa lagu tuhmayaa dilkii Siyaasiga C/raxmaan Shifti, baaritaan la sameeyay oo lagu ogaaday. Qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyed ayaa si weyn uag gil gishay dil bareer ah oo maalin ka hor Magaalada Muqdisho loogu geystay Siyaasi caan ah oo lagu magacaabi jiray C/raxmaan Maxamuud Jimcaale Shifti, waxaana tan iyo dilkaas isa soo tarayay cambaareynta loo jeedinayo. Dilka Marxuum C/raxmaan Shifti ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii Gaari uu saarnaa oo marayay Isgoyska Dabka ee Wadada Maka Al-Mukarama laga soo dajiyay, dabadeedna si bareer ah ay u dileen Rag Hubeysnaa. Mid ka mid ah Xubnaha Gudiga Ammaanka Qaranka oo ka mid ah Gudiga loo saaray inay soo baaraan dilka Marxuumka ayaa si horu dhac ahaan u sheegay in dilkaas uu u dhacay si ula kac ah. Sarkaalkan oo gaabsaday magaciisa ayaa xusay in maalinimadii isniinta oo taariikhdu aheyd 30-ka Bisha Maarso Siyaasiga gaari ay wateen C/raxmaan Shifti, Labo ka tirsan Ilaaladiisa iyo nin kale oo lagu magacaabo Prof. Tolberti oo marayay Isgoyska Dabka ay joojiyeen rag hubeysan, oo ku amray in gaariga ay ka soo dagaan, dabadeedna ay bareer u dilaan. Waxaa uu sheegay Sarkaalkaas in la dilay xilli uu isu sheegayay cida uu ahaa isla markaana kooxaha dilay ay ahaayeen Ciidamada Maxamadaha qeybta Dowladda raacsan. Gudiga loo saaray arrintan oo ka kooban Saraakiil Ciidan iyo Mas'uuliyiin ayaan wali warbixin ka soos aarin baaritaakooda, hase yeeshee waxaa la dhowrayaa sida ay uga hadlaan dilkaas iyo sida xal looga gaaro, bacdamaa qoyska Siyaasiga C/raxmaan Shifti ay soo jeedinayaan in Maxkamad la soo taago kooxaha ka dambeeya. Muranka ugu weyn ee ka taagan dilka Marxuum Shifti ayaa ah mid wali taagan, iyadoona siyaasigaas ahaa nin inta badan ka soo dhex muuqday masraxa siyaasada, isagoo si kala duwan ula soo shaqeeyay dhinacyadii siyaasada ee dalkan soo maray. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites