Deeq A. Posted June 28, 2023 Waxaa Saaka Degtay Doontii Shamis 4 oo ka Timi Yemen Waxaana Saarnaa dad ku dhow 35 Qof waxayna Dalbadeen Gurmad Deg deg ah in Lala Soo gaadho Waxayna Saaran yihiin Siximad Yar qaarna Waxa ay Fuushan yihiin Looxyo Sida Ay sheegeen Hada. Doonta ayaa ku degtay 60ML meel u jirta Magalda Bosaso waxaana Lagu Jiraa Sidii dadkaas loosoo badbaadin lahaa Sida oo kale waxaa Laga Codsanayaa Cidkasta oo Ka qayb qaadan karta in ay Xiriir Nala soo samayyaaan. All reactions: 204204 Qaran News Share this post Link to post Share on other sites