Deeq A. Posted June 28, 2023 Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa saaka ka baaqday in uu dadwaynaha kula tukado garoonka Mire-Awaare ee Magaalada Garoowe,Madaxwaynaha iyo Xukuumadiisa ayaan saaka soo dhaafin Xafiiska Madaxtooyada. Maxaytahay Sababtu.? Qaran News Share this post Link to post Share on other sites