Sign in to follow this  
Deeq A.

Doon u raran ganacsato Soomaaliyeed oo saaka ku degtay xeebaha Gobolka Bari

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1687936987574.jpg?resize=548%2C36

Doonta Shamis4 oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa sida la xaqiijinayo saaka ku degtay xeebaha Gobolka Bari.

Doontan oo shimito ka soo qaaday dalka Yemen kuna sii jeedda Boosaaso ayaa ku degtay meel 60mile u jirta xeebta magaalada Boosaaso.

Shaqaalaha saaran doonta oo soo hadlay ayaa dalbanaya in gurmad deg deg ah loo sameeyo sida laga soo xigtay ganacsatada doonnidu u raran tahay qaarkood.

PUNTLAND POST

The post Doon u raran ganacsato Soomaaliyeed oo saaka ku degtay xeebaha Gobolka Bari appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this