Sign in to follow this  
Thankful

Ahmed Ould visits Puntlands port, construction of new airport, President (pics)

Recommended Posts

Thankful   

Bosaso:- Waxaa Galinkii Dame ee Maanta SOo Gaaray Bosaso Wafdi Uu Hogaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey U Qaabilsan Arimaha Somalia Ahmed Ould Abdulaah oo Ay Waheliyaan Masuuliyiin Kale oo U Badan Kuwo Ka Socda Hay'adaha Caalamiga ah ee Puntland Ka Howlgala Iyo Suxufiyiin Ajanib ah oo Ku Weheliya Booqashadiisa Puntland.

Wafdigan oo intii aysan u gudbin madaxtooyda Kormeero ku Maray Airpotka Iyo Dekeda Bosaso Goobahaasi oo ay Tilmaameen In ay Yihiin Kuwo Aad U Soo Jiitay Gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha Oo Uu Ergaygu Ku Tilmaamay in ay U Aqoonsan Doonaan In uu Ka Mid yahay Garoomada Caalamiga ah ee Africa Ku yaala.

Kulan Yar oo Gaaban oo Uu Ergaygu Dekeda Kula Yeeshay Wasiirka Dekedaha Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Ahmed Saciid Awnuur Ayaa Loo Gudbiyay Xarunta Madaxtooyada Halkaasi oo ku Sugnaa Madaxweynaha Puntland Mahamud Musse Hirsi Oo Kulan Xogwaraysi ah Ka Dib uu Ergaygu U Soo bandhigay Madaxweynaha Waxayaalaha Uu ku Qotomo Safarkoodu Waxaana Ugu Waaweynaa Safarkoodu Sida Uu Ergaygu Tibaaxay u kuur Galida Waxqabadka Hay’adaha Caalamiga ee Gobolka Ku Sugan Iyo Ku Dhiirigalinta Reer Puntland In ay Sii Haystaan Dowladooda.

Dhinaca Maamulka Puntland ayaa iyaguna Ka Hadlay Waxaayaalihii ay kala Hadleen Masuuliyiintani waxaana Warbaahinta u Sharxaya Wasiirka Amniga C.laahi Saciid Samatar waxaana uu tilmaamay In ay U Gudbiyeen Codsiyo Badan.

Kulankan Oo ay Goobjoog ka ahaayeen Wariyayaal Caan ah Ayaa Maamulka Puntland Waxa uu Hordhigay In Qaara kamid ah Warbaahintu ay iska Indha tirto Horumarka Puntland Balse Taa Badalkeeda ay Diirada Saaraan Hadala aan ku Haboonayn Jiritaanka Puntland.

Maamulka Puntland ayaa Sidoo kale Ka Codsaday Qaramada Midoobey In Laga Taageero Dhinacyada Amaanka Gaa ahaan Tababarida Ciidamada Iyo Dhaqaalaha Iyada Oo uu Maamulku Uga Mahadceliyay Qaramada Midoobey Dhisida Kuliyada Tababarka Ciidanka ee Carmo.

Wafdigan oo Watay Laba Diyaaradood Oo khaas ah ayaa Hore U Soo Maray Caasimada Puntland ee Garowe halkaasi oo ay Kulamo Kula Soo qaateen Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Hassan daahir Mahamud Waxaana ay Dib Ugu Laabteen Magaalada Nairopi ee Kenya Halkaasi oo ay Hore Uga Soo Kicitimeen.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this