Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Xasan oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Ciidul Adxa

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha bulshada  Soomaaliyeed oo musuqu ugu horreeyo digniina waa diray.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la cirib-tiro musuqmaasuqa, waxa uuna inuusan ogolaan doonin musuq.

Hadalka kasoo baxay Madaxweynaha ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli muddooyinkii dambe la arkay shakhsiyaad loo heysto lunsasho xoolo dadweyne, waxaana xusid mudan in qaarkood ay baxsad yihiin, halka kuwa kale xabsiga la dhigay.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this