Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabuuti oo u dabaal-degtey sannad-guuradii 46’aad ee Maalintay ka xorowday Faransiiska,soona bandhigtey 2-Diyaaradood Bayraktar TB2

Recommended Posts

Deeq A.   
Jamhuuriyadda Jabbuuti oo u dabaal-degtey sannad-guuradii 46’aad tan iyo markii ay ka xorowday gumeystihii Faransiiska ayaa soo bandhigtey diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 ee uu farsameeyey Turkigu.
May be an image of 2 people, road and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this