Sign in to follow this  
Jacaylbaro

A Man in Women's Dress Arrested

Recommended Posts

Hargeysa(Geeska)- Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa ayaa xalay guriga Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, agtiisa ku qabtay nin dharka dumarka xidhnaa. Sidaas waxa xalay Geeska Afrika u cadeeyay qaar ka mid ah saraakiisha Booliska ee magaalada Hargeysa.

Boolisku waxa ay sheegeen in ninkaas oo xidhnaa Jalbiibka dumarka, Macawis iyo garan abaaro 11:50 habeenimo ee xalay laga qabtay agagaarka guriga Madaxweyne-ku-xigeenka, waxaana islamarkiiba lagu xidhay saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa. Waxa ay saraakiisha Boolisku xuseen in ninkaas markii la qabtay aan laga helin wax hub ah.

Ilaa hadda ma cada ujeedada ninkaasi u xidhay dharka haweenka ee uu weliba u abaaray guriga Madaxweyne ku xigeenka. Sidoo kale saraakiisah Boolisku ma cadayn inuu ninkaasi yahay nin Caafimaad qaba, balse qaar ka mid ah ciidamada Booliska ee xalay ku jiray shaqada heeganka ayaa tilmaamay in muuqaalkiisu u eegyahay qof maskaxiyan xanuunsanaya. Hase yeeshe waxa ay tilmaameen in baadhis lagu hayo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Juje   

Looooooooooooooooool....!

This is aint fair sxb, you guys have something against cross-dresses or what.

:D:D:D

Istaqfurullah..!

Malika   

^^Lol.

"Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa ayaa xalay guriga Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, agtiisa ku qabtay nin dharka dumarka xidhnaa."

Jac is there fear of terrorism in Hargeysa?

he probably was a tfg spy! u know how dumb these guys r...sick 2-the-head! smile.gif

look for 1 in wolf's clothing! they have no idea wolves r not native to africa!

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this