maakhiri1 Posted June 26, 2023 nothing to celebrate once the country is freed, we will have a new day 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted June 26, 2023 Good to see people celebrating the 26th. Well, happy July 1st as well. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 26, 2023 1 hour ago, maakhiri1 said: nothing to celebrate once the country is freed, we will have a new day Halyeeydii naftooda, dhiigooda, maalkooda u quuray inay maalmahaan dhashaan ayaa u gafeysaa. Maalmahaan ma xuseyso Soomaalida maanta joogto, waxee na xasuusineysaa Soomaalidii waagaas soo halgamay. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted June 26, 2023 5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Maalmahaan ma xuseyso Soomaalida maanta joogto, waxee na xasuusineysaa Soomaalidii waagaas soo halgamay. Usheeg nacasyada aan fahmeyn in dad dhiigood state soomaaliyeed lugu aasaasay! Thank you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted June 26, 2023 Odayadii isq ee waagaas noola ma khaldanayn laakiin maanta shaabuug baan la dhici lahaa waayo way degdegen. Ma khaldanayn markan leeyahay hal ujeedanu Somalia ugu biirnay taasna waxay ahayd in Ethiopia lala dagaalamo , thanks to afwayne. He gave us the opportunity. Dagaalkii 77 Waxaanu u galnay si bahalnimo ah . Meelaha qaar xitaa Waanu isku qarxinay sida godey, the lion of godey was muj cabdilaahi askar . Madaxwaynahayaga maanta Mujaahid muuse biixi mar uu cabirayey kaalintiisa wuxu yidhi " waxaanu xabshida Ku samaynay waxaanu waraabuhu Ku samayn adhiga " hadaan siyaad barre is idhaahdo wax Ku amaan waxan Ku amaanaya dagaal kaas. Isku day fiican buu ahaa. Ironically 30 years kadib isla dhulkii aanu islahayn Ethiopia Ka xoreeya baanu Ku badbaadnay late 80skii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted June 26, 2023 21 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Halyeeydii naftooda, dhiigooda, maalkooda u quuray inay maalmahaan dhashaan ayaa u gafeysaa. Maalmahaan ma xuseyso Soomaalida maanta joogto, waxee na xasuusineysaa Soomaalidii waagaas soo halgamay. Boowe, with all they have done, if they could have seen situation Somalia and Somalia is in today , they would extremely disappointed and felt ashamed. You see dancing and waving flag, is not going to save and free this country, hut fighting for it, and that is what those freedom fighters would choose today. They would dumb this nonsense celebration? Celebrate for what? Qof xor ah, oo wadan madax banaan leh baa dabaal dega! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 27, 2023 Them celeberating Somalilands independence day 26 june is just showing that they are part and parcel of Somaliland imagine saying ur not part of Somaliland no such thing as british Somaliland but u celeberate its very day it gained independence what a contradictions Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted June 27, 2023 Your "independence " day is 18th May.26th June belongs to every Somali from North to South. Meanwhile get used to the blue city of laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 28, 2023 26 june belongs to Somaliland it was the first day Somaliland became independence 18 may is the re clamaition of that indepenence that was lost in 1960... but 26 june doesnt belong to koonfurians walanweyns other Somalis , but solely to Somaliland . u can lie u can scream the fact that u celebrate 26 june is evident that u by default are part and parcel of The Somaliland history and republic mean while get used to the bombs and the wars for that will continue for the forseable future Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted June 28, 2023 Somaliland micnaheedu wa dhulkii Somalida, af carabi wexe noqonisaa Ardul Somal, afka talyaani wexe noqonisaa ‘Somalia’. Marka deegaankan geeska oo dhan umada oo dhan wexe u taqanay Dhulka Somalida, ama Somaliland(afka ingriiska), Ardul Somal ama Ard as Sumal (af carabi), Somalia (afka talyaanniga), Somálsko(Czech, Slovak), Somaliese(Afrikaner), Suǒmǎlǐ(Chinese). 26 June wa malintii ugu horeysay ee umad somaliyeed ama dhul somaliyeed xoriyad ka heshay guumeysigii. Waxana ku xigtay 1dii luulyo 1960, kadibna 27 june 1978 ee French Somaliland xoriyada heshay. Kadibna waxa yaduna micno leh, 28 june 2012, oo wa markii Somaliland iyo Somaliya wada hadal biloween sidii burburka kadib. Marka isbuucaas 26 June ila 1 Luulyo umada iyo dhulka Somaliyeed oo dhan ayee micno weyn u Leedahay, oo wa ina laga dhigo isbuuc fasaxa oo dhulka somaliyeed oo dhan laga laga dabaal dego. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted June 29, 2023 Anagu reer djibouti iyo iyo reer xamarkaba waa la dabaal degna maalmahoda , 26 june nna anaga iska leh , kurdidu kawda August bay dabaal degaan maalintaasna anagu Tacsi dii general caydiid baanu dhigna alla yarxamu raaximiine. Quote Share this post Link to post Share on other sites