Sign in to follow this  
Deeq A.

Badhasaab Tiimbaro ma aqbali doona magacaabistii uu shalay Siilanyo ka diiday ee uu maanta madaxweyne Biixi mar kale u magacaabey.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Biixi ayaa maanta Maxamed Axmed Caalin Tiinbaro u magacaabey inuu noqdo gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Maroodi-Jeex .

Tiinbaro ayaa xilkan Badhasaabka Hargeysa hore uga diiday mar uu madaxweyne Siilanyo u magacaabey 2017-kii iskana casilay .

Dadka baraha bulshada wax ku qora ayaa suaalo iska waydiinaya mar kale xilkan ma iska casili doonaa mise wuu aqbali doonaa?

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this