Deeq A. Posted June 25, 2023 XARAMKA 11,650 xujey Soomaaliyeed ayaa sannadkan tegey dhulka barayksan. Hayeeshee waxa ay soo werinayaan adeeg xumo baahsan sida; in aysan heysan meel ay seexdan, gaadiid ay adeegsataan iyo cid hagta, tan dambe waxaa la sheegay ina y ka dhalatay dhimashada mid ka mid ah xujeyda Soomaalida iyo dhaawac labo kale ,sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites