Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuul hore Xilka Badhasaabka Hargeysa loogu magacaabay oo diiday,Ayaa Maanta M/weyne Muuse u magacaabay Xilka Badhasaabka Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   
Badhasaab Tiimbaro ma aqbali doona magacaabistii uu shalay Siilanyo ka diiday ee uu maanta madaxweyne Biixi mar kale u magacaabey .
Madaxweyne Biixi ayaa maanta Maxamed Axmed Caalin Tiinbaro u magacaabey inuu noqdo gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Maroodi-Jeex .
Tiinbaro ayaa xilkan Badhasaabka Hargeysa hore uga diiday mar uu madaxweyne Siilanyo u magacaabey 2017-kii iskana casilay .
Maxaad filaysaa Tiinbaro mar kale xilkan ma iska casili doonaa ?
tiimbaro.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this