Sign in to follow this  
General Duke

PM of Somalia calls for dialogue, will the defeated groups listen?

Recommended Posts

Ra'isal wasaare Cade oo mar kale ugu baaqay kooxaha mucaaradka ah in ay wada hadal la galaan DFKMS

Last Updated::2007-12-02 16:08:56

Ra'isal wasaaraha cusub ee Somaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa markale waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu---

wada hadalo la galo kooxaha Islaamiyiinta tah ee ka soo horjeeda ah DFKMS si loo soo afjaro rafaadka dhibaatada ay dagaaladani badeen shacabka Somaliya

Ra'isal wasaare Cade ayaa waxa uu ku yiri waraysi uu baahiyay telefishanka NTV news ee dalka Kenya "Anagu diyaar ayaanu u nahay inaan waan waan la galo kooxaha Asmara waa hadii ay iyaguna diyaar u yihiin in ay wada hadalo nala yeeshaan"

Dhanka kale maamulaha ururka xuquuqda Aadanaha ee Elman Sudan Cali Axmed ayaa shaaca ka qaaday in 5960 qof oo ra'yid ah ay ku dhinteen dagaaladii sanadkan ka dhacay magaalada Muqdhisho halka 7980 ay ku dhaawacmeen dagaaladan ,halka sidoo kale 700,000 oo qof lagu qasbay in ay ka barakacaan degaanadoodii

Faysal wakaalad

wakaalad@hotmail.com

HorseedNet.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

Will the child bombers and those who hide behind women and children listen?

Will those who claim to speak for the clan listen?

Will the refugees in Asmara listen?

Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo sheegay in uu la wada xaajoonayo mucaaradka Islaamiyiintu hoggaamiyaan “Wareysi uu Siiyay Tetelfin Kenya laga leeyahay”

NAIROBI, Dec 2 (Reuters) – Ra’isul wasaaraha cusub ee dalka soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Cadde) oo u warramayay telefin laga leeyahay dalka Kenya oo lagu mkagacaabo NTV news ,ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wada xaajood uu la galao cadowga dowladiisa ee Islaamiyiintu hoggaamiyaan,taas oo qeyb ka ah dadaalka ku aadan in lasoo dhameeyo rabshadaha ka taagan dalka Soomaaliya.

"Waxaanu diyaar u nahay in aan wada hadal la yeelano kooxda Asmara ee dowlada diidan,waase hadii ay iyagu diyaar u yihiin in ay miiska wada hadalka nalasoo fariistaan”ayuu yiri ra’isul wasaaraha dalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo goor dhoweyto u warramayay NTV news .

Isagoo soo hadal qaaday kuwa ku sugan dalka Eritrea ayuu ra’isul wasaaruhu yiri "Cidna kama magacaabeyno hoggaamiye yaasha mucaaradka Asmara,laakin waxaan diyaar u nahay wada hadal dhaxal gal ah”isagoo xusay in dowladiisa dhaliil iyo talo celin intaba loosoo jeedin karo.

Warkan ayuu ra'isul wasaruhu siidaayay goor dhoweyto,waxaana si kooban u qortay Reutres oo aanu kasoo xiganay.

http://africa.reuters.com/wire/news/usnL02325222.html

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com

Thierry.   

Make the first move Saxiib, the listening and negotiation starts, when the tanks start to roll out, nothing else to it. I am sure they have trained enough troops to protect the TFG (from all the pictures that you have been posting).

So before negotiation starts with the Asmara group tell Yey and Nuur Cadde to negotiate a departure date for the protectors. I am sure Meles is willing to listen.

The only child killers I see is those that cowardly brought in foreign troops to subjugate their own people. Reminds me of the Andalusian Khalif

^ With the TFG we also have the perfect illustration of why those who desire power are the very ones that should be prevented from attaining it.

Abdullahi Yusuf had plotted and schemed to be President for years and now that he has attained his "precious" (think Gollum) he has no qualms in doing everything he believes is neccesary to maintain his "precious".

This is not a man burdened by any sense of responsiblity towards his own people. He is the very worst type of leader a people can have.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this