Deeq A. Posted June 25, 2023 Maalintii labaad ayaa dagaal ka socdaa magaalada Laascaanood. Dagaalka ayaa maanta ka duwan kii shalay iyadoo madaafiicda kala duwan laysu adeegsanayo, dhinaca waqooyiga uu u badan yahay. Magaalada ayaa laydh la’aan ah iyadoo ay waxyeelo soo gaadhsiiyeen madaafiicda waayirada dabka magaalada soo gaadhsiiya. Ma jiro khasaare nafeed oo weli la ogyahay. Source Share this post Link to post Share on other sites