Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada magaalada Laascanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Maalintii labaad ayaa dagaal ka socdaa magaalada Laascaanood.

Dagaalka ayaa maanta ka duwan kii shalay iyadoo madaafiicda kala duwan laysu adeegsanayo, dhinaca waqooyiga uu u badan yahay.

Magaalada ayaa laydh la’aan ah iyadoo ay waxyeelo soo gaadhsiiyeen madaafiicda waayirada dabka magaalada soo gaadhsiiya.

Ma jiro khasaare nafeed oo weli la ogyahay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this