Sign in to follow this  
Deeq A.

Tirada Xoolaha Sanadkan 2023 Somaliland u dhoofisay Saudi Arabia Mowsinka Xajka dartii.

Recommended Posts

Deeq A.   

“Sanadkan Moosinka Xajka waxaanu dhoofinay 2 Milyan iyo 6 Boqol oo kun oo Neef.”

 

Mareeyaha Dekkadaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi ayaa sheegay tirada Xoolaha Sanadkan Somaliland looga dhoofiyay Mowsinka Xajka dartii.FB_IMG_1687680367318.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this