Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska 20-ka Luuqadood ee lagu turjumi doono Khudbadda Ciidda Carafa ee Xaramka laga jeedin doono

Recommended Posts

Deeq A.   
Khudbadda Ciidda Carafa ee Xaramka laga jeedin doono, waxaa lagu Tarjumi doonaa 20 Luuqadoood, sida ay Sheegeen Maamulka xaramka Barakaysan.
Luuqadaha lagu tarjumi doona waxaa ka mid ah:-
1. English
2. French
3. Malay
4. Urdu
5. Persian/ Farsi
6. Chinese
7. Turkish
8. Russian
9. Hausa
10. Bengali
11. Swedish
12. Spanish
13. Swahili
14. Amharic
15. Italian
16. Portuguese
17. Bosnian
18. Malayalam
19. Filipino
20. German.
xaram.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this