Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u damneeyay dagaal ka socda magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal la isu adeegsanayo noocyada kala duwan ee hubka ayaa ka dhex qarxay saaka  ciidamada Somaliland iyo kuwa maleeshiyaadka ku dagaalamaya Laascaanood sida ay sheegayaan  wararka imanaya magaalada Laascaanood.

Lama oga  khasaaraha  dhabta ee ka  dhashay dagaalka bilaabmay subixii hore, aya la isu adeegsaday madaafiic, iyada oo aanay weli ka hadal labada dhinac.

Dagaalka ayaa weli soconaya , waana kii cuslaa muddo bilood ah , sida ay wararka sheegeen maaha dagaal ay si toos labada ciidan isaga hor yimaadeen , laakiin waxa ay is dhaafsanayaan hubka culus .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this