Sign in to follow this  
Cige

WAR WAA LAGU KALA GUURAY

Recommended Posts

Cige   

Gaashaandhiga,Guulwa dayasha ,Saldhiga wardhiiglay ilaa isgooyska Foronso ee deegaanka xararyaalo oo dhawaan la wareegeen xoogaga Alshabaab

Dagaal xoogan oo xiligaan u muuqda mid soo gabagabooya ayaa waxaa dhamaan dhulkii lagu diriray la wareegay xoogaga Alshabaab kuwaa oo dhamaan ka wada taagan calanka madoow ee lagu yaqaano xarakadaasi

Mar aan baabuur ka soo bilaawnay Degmada dayniile aan soo marnay dhamaan wadooyinka ayaa waxaan indhaheena arkeen in dhamaan goobahaasi ay ka suranyihiin calamka madoow ee Alshabaab iyadoona halkaa horey u joogeen ciiidamada Maxkamdaha

Gaashaandhiga,Guulwa dayasha ,Saldhiga wardhiiglay ilaa isgooyska Foronso ee deegaanka xararyaalo ayaa dhamaan la wareegeen koobahaasi

Dagaalka oo u muuqda mid soo afjarmaayo ayaa la dhihi karaa dowlada waxay ku soo aruurtay goobaha ay joogaan ciidamada Afrika halkaa oo gaabaad ay ka dhiganayaan lamana yaqaano waxa xiligaan keenay in looga awoodroondo dagaalada socday maamahaan

Wax xabad ah lama maqlooyo xiligaan oo Muqdisho tahay 5 iyo 20 daqiiqa waxaana muuqda in leysku awood sheegtay oo dagaalka uu hadu yahay 3iyo 0 waxaase la sugaa ciyaar waa galin danbo waxii ku soo gordha dagaalada

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ciidamada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa la wareegay maanta fariisimo dhowr ah oo Maxkamadaha Islaamiga ee taageerasn dowladda KMG Soomaaliya ay ku lahaayeen gudaha Magaalada Muqdisho.

kadib dagaalo qaraar oo saakay ay ku waabariisatay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo intooda badan ka dhacay wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka ayaa Ururada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam garabka uu hogaamiyo Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar waxaa ay kula wareegeen duhurnimadii maanta fariisimo dhowr ah oo ay lahaayeen ciidamada maxkamadaha Islaamiga ee haatan ku biiray dowladda KMG Soomaaliya.

Sheikh Xasan Mahdi oo ka tirsan saraakiisha Ururka Xisbul Islaam oo shir jaraa’id ku qabtay xaruntii wasaaradda Gaashaadhiga ayaa warbaahinta u sheegeay in Al Shabaab iyo Ururkooda ay kala wareegeen waxaa uu ku tilmaamay cadowga Umadda goobo ay ka mid yihiin wasaaradda Gaashaadhiga,xeradii Guulwadayaasha iyo garoonkii Stadium Muqdisho,waxaana uu sheegay in masuuliyiintooda ay kala tashan doonaan hadii ay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan waxaa uu ku tilmaamay cadow.

Maanta ayaa waxaa lagu arkayay inta badan goobihii ay ku sugnaayeen ciidamada maxkamadaha Islaamiga gaar ahaan wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka ciidamada Ururada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam Garabka uu hogaamiyo Dr Cumar IImaan Abuu Bakar oo ku sugan,waxaana ilaa iyo hadda aan la ogeyn halka ay cirib dhigeen ciidamadii halkaasi ku sugnaa iyadoo aan wali wax war ah ka soo bixin masuuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga ee dowladda ku biiray.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this