Sign in to follow this  
Cige

WAR WAA LAGU KALA GUURAY

Recommended Posts

Cige   

Kulan deg deg ah oo waqtiga sheikh Xasan iyo Yusuf Indhacadde uga socda Hoyiga Indhacadde ee Degamada Huriwa,kaasi oo looga wada hadlayo sida ugu fudud ee yusuf Indhacadde Hubka looga wareejin lahaa.

(10-05-2009) Kulanka oo sida la sheegay uu dalbaday Yusuf indhacdde kadib markii handadaado ay uga yimaaden xoogaga al Shabaab ayaa codsaday in uu kulan la qaato sheikh xadan dahir kohor inta uu san wareejin hubka uu heysto kaasi oo oo sida la sheegay al Shabaab ay u qabteen waqti cayiman oo hadii uu wareejin waayo qasab loogala wareegayo.

Kulankan dhex maraya Sheikh xasan dahir iyo Indhacadde ayaa labada masuul uga wadan arinsan doonaan sida ugu habeen ee indhacdde lagu amaan gelinkaro hubka uu heystona looga wareejin karo iyadoo aysan wax iska hor imaad ahi dhicin Indhacdde aya awararkus heegayaan in uu dhiniciisa diyaar uyahay in uu wareejiyo hubka balse dalbaday in uu kulan la qaato Sheikh xasan kohor inta uusan hubka Bixin taasi oo loo arko in uu damacsan yahay in uu hubkiisa ku wareejiyo Sheikh xasan.

Sheikh Dahir aya awararkus heegayaan in uu qaatay midla mid ah kan Al shabaab ayka qaaten yusuf indhacadde mid lamid ah isagoo kubaaqay dhankiisa in uu hubka wareejiyo si uu uga badbaado duufaanta socota hadii kale uu isagu qaadi doono wixii dhibaato ah ee kala qabsada isaga iyo mujaahidiinta sida uu sheegay Sargaal kamid ah saraakiisha Sheikh Aweys.

Dhinaca kale Yusuf Indhacadde ayaa u arka in hadii Al Shabaab ay qaatan hubkiisa aan mardanbe la arkid oonin isagoo doonaya in uu sheikh Xasan ku wareejiyo una sheego in uu uhayo hubka intii AlS habaab qaadan leheeh laakiin al Shabaab ayaa iyagu arinkaasi ka hordegey oo sheikh Aweys u sheegay in hubka Indhacdde sitoos ah loogu wareejin doono guutada ka dagaalanta magaalada Muqdishu ee iyagu dagaalka dag kula jirey waxa ay ugu yeeren cadoga Illaahey.

Kulankaan ayaa ah mid ay irdihu u xiran yihii oo aan loo ogoleyn saxaafada iyadoo xitaa Istaafka qaaskaa ee Labada masuul ay ku sugan yihiin meel siweyn uga fog goobta uu kulanku ka socdo waxaana la filayaa in uu dhowaan soo afjarmo sida lagu wado iyadoo sheikh xasan daahir laga sugayo in uu hubka ka keeno Indhacadde ama uu yiraahdo waa iga bes ee wixii tilaabo ah halaga qaado.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cige   

Xaruntii hore ee Shiirkole oo saldhig u aheed Maxkamadii Beesha Reer xaajisaleeban ayaa hada waxaa ka socota hub wareejin wixii hubyaala lagu warejinayo xoogaga AlShabaab oo uu Horkacayo Xasan Afrax..

(10-05-2009) Waxaa saacadan socota hub wareejin lagu sameynaayo Ciidamada Beesha Reerxaajisaleban ee ku sugnaa Xarunta shiirkole iyadoo halkaasi ay hubka kala wareegayaan saraakiil al shabaab ah oo uu hogaaminaayo Sargaal magaciisa Lagu sheegay Xasan Afrax oo kamid ah saraakiisha sarsare ee Al Shabaab kana soo jeeda Beesha reer XaajiSaleban.

Xil wareejintan ayaa ka danbeysey kadib markii kulan uu dhex maray saraashiisha ALs habaab iyo Hogaanka sare ee maleyshiyaadka ku sugan shiirkole kuwaasi oo qeyb ka ahaa dagaaladii ka socdey magaalada Muqdishu oo u dhaxeeyey Ciidamad al shabaab iyo Kuwa dowlada Kmg kuwaasi oo hada soo gabagaboobey.

maleyshiyaadka reer xaajiSaleban ayaa iyagu codsaday in ay isaga baxayaan dagaalada oo aysan mardanbe ka qeyb qaadan doonin wax daalo ah oo u dhaxeeya Ciidanaka Dowlada iyo kuwa al shabaab iyagoona ka codsaday ururka al shabaab in aysan wax danbi ah uraacan oo ay cafsi u fidiyaan iyaguna ay wareejin doonaan wixii hub ah oo gacantooda ku jira iyagoo sheegay in qeyb hubkooda ka mid ah ay maleyshiyaad ula carareen dhinaca Villa somaliya oo ay halkaasi lagaleen.

Xasan Afrax oo kamid ah saraakiisha Al Shabaab ee ka soo jeeda beesha reer xaajisaleban ayaa ubalan qaaday maleyshiyaadkaa si in la amaan gelind oono oo aan wax dhib ah loo raacandoonin isagoona ka codsaday maleyshiyaadkaasi in ay toobad keenaan oo ay Illaah kabaqaan kana talaasulaan dhibaatada iyo dagaalada aan wax dan ahi ugu jirin.

Dhinaca kale hub wareejintaas ayaa waxaa goob joopg ah qaarka mid ah saraakiishii hogaaminaeysey dagalka 4tii maalmood ee la soo dhaafay ka socdey magalaada muqdishu kuwaasi oo ayka go'antahay in ay soo ururiyaan wixii hub ah ee lagu hayo goobaha ay ayagu gacabta ku hayaan oo ay kamid tahay shiirkole.

Dhinaca kale waxaa hubkii laga wareejiyy maleyshiyaadkii ku sugnaa Excontrol Afgooye oo iyagu taageersanaa Dowlada kmg ah wazxaana hada halkaasi kusugan ciidamaad Al Shabaab iyadoo qaar maleyshiyaadkaasi kamid ah loo ogolaaday in ay halkaasi sii joogaan halka qaarkalena lakala eryey.

Xoogagga Alshabaab oo Daqiiqado ka hor la wareegay Gacan ku haynta Saldhigga Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho, Iyo Ciidamadii Dowladda ee halkaas joogay oo Darbiyada ka wada booday!!.

War Deg-Deg ah:- Muqdisho,10,May,2009 ,Axad,(Hillaac.net) War haatan na soo gaaray ayaa sheegaya in Xoogagga Alshabaab ay u suuragashay in ay la wareegaan gacan ku haynta Saldhigga Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho Iyadoo Ciidamadii Dowladda taabacsanaa ee halkaas ku sugnaana ay Derbiyada ka boodeen intii aanba lagu soo gaarin Xaruntooda, Waxana Gudaha Saldhigga Howlwadaag laga soo saaray Meydadka in ka badan 40 oo isugu jira Xoogaggii Maxaakiimta Garabka Dowladda raacsan iyo Kuwii Koobiga oo ku wada sugnaa Saldhiggaas.

Saldhigga Howlwadaag ayaa laga soo Billaabo maanta Duhurkii Xilliga Muqdisho illaa haatan Dagaal aad u adag uu ku dhex marayey Xoogag taabacsan Alshabaab iyo kuwa Dowladda waxana ugu dambeyntii Gacankuhaynta Saldhiggaasi la wareegay Xoogagga Alshabab oo ku hubeysnaa Baabuurta Dagaalka iyo Qoryaha Garbaha laga rido oo RGBga loo yaqaanno.

Ma jiraan Wax war ah oo ka soo baxay Dhanka Dowladda oo ku saabsan Goobaha Muhiimka ah oo Ciidamadooda lagala wareegay Iyadoo Xoogagga Alshabab oo kaashanaya kuwa Xisbul-Islaam ay haatan Madaafiic ku garaacayaan Xarunta Madaxtooyada.

Dhanka kale Ciidamada AMISOM ayaa Madaafiicda BMka iyo Kaarayaasha ka dhacda ku garaacaya Dhammaan Xaafadaha Magaalada Muqdisho Iyadoo Xaafado uusan Dagaal ka socon u qeybinaya Madaafiicda BMka.

Shacabkii ku haray Magaalada Muqdisho ayaa ka sii firxanaya Iyadoo Dagaalladuna ay ku sii dhawaanayaan Xarunta Madaxtooyada iyo Xarumaha ay AMISOM kaga jiraan Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo la wareegay maanta fariisimo badan oo Maxkamadaha Islaamiga ee taageerasn dowladda ay ku lahaayeen Muqdisho.

Posted: 5/10/2009 11:41:00 PM

Ciidamada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa la wareegay maanta fariisimo dhowr ah oo Maxkamadaha Islaamiga ee taageerasn dowladda KMG Soomaaliya ay ku lahaayeen gudaha Magaalada Muqdisho.

kadib dagaalo qaraar oo saakay ay ku waabariisatay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo intooda badan ka dhacay wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka ayaa Ururada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam garabka uu hogaamiyo Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar waxaa ay kula wareegeen duhurnimadii maanta fariisimo dhowr ah oo ay lahaayeen ciidamada maxkamadaha Islaamiga ee haatan ku biiray dowladda KMG Soomaaliya.

Sheikh Xasan Mahdi oo ka tirsan saraakiisha Ururka Xisbul Islaam oo shir jaraa’id ku qabtay xaruntii wasaaradda Gaashaadhiga ayaa warbaahinta u sheegeay in Al Shabaab iyo Ururkooda ay kala wareegeen waxaa uu ku tilmaamay cadowga Umadda goobo ay ka mid yihiin wasaaradda Gaashaadhiga,xeradii Guulwadayaasha iyo garoonkii Stadium Muqdisho,waxaana uu sheegay in masuuliyiintooda ay kala tashan doonaan hadii ay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan waxaa uu ku tilmaamay cadow.

Maanta ayaa waxaa lagu arkayay inta badan goobihii ay ku sugnaayeen ciidamada maxkamadaha Islaamiga gaar ahaan wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka ciidamada Ururada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam Garabka uu hogaamiyo Dr Cumar IImaan Abuu Bakar oo ku sugan, waxaana ilaa iyo hadda aan la ogeyn halka ay cirib dhigeen ciidamadii halkaasi ku sugnaa iyadoo aan wali wax war ah ka soo bixin masuuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga ee dowladda ku biiray.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this