Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuul ka tirsan Xisbiga Waddani Yurub oo Boorama lagu soo dhaweeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiyaha dalka Belgium ee xisbiga WADDANI mudane Axmed Qaasim Siciid ayaa kulan soo dhawayn ah loogu qabtay magaalada Boorama. Kulanka oo ay soo abaabuleen hogaanka xisbiga ee gobolka Awdal ayaa waxa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Garabka dhalinyarada heer Qaran ee xisbiga Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac.
348647375_674482701365151_48895775771653
353427416_674483268031761_69283095517181
354651487_674483334698421_73238083462010
348478630_674483481365073_67499299316478
May be an image of 3 peopleMay be an image of 5 people and newsroomNo photo description available.
May be an image of 13 people and suit

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this