Deeq A. Posted June 23, 2023 Faysal Cali Waraabe oo Digniin u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay:- “Digniin ku socota UNSC Qaadista Cunaqabataynta Hubka ee Soomaaliya waa khalad weyn, waxay keenaysaa waxyeello ka badan tan. Durba maamul goboleedyada ku dhisan qabyaalada ayaa sii kala jabaya, waxaana durbaba ka bilowday isqabqabsiga beelaha 5-ta dowlad goboleed marka laga reebo Gal-mudug.” Qaran News Share this post Link to post Share on other sites