Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaarada Xanaanada Xoolaha & Kaluumeysiga Gobolka Saaxil oo ku fashilantay badbaadinta 3 qof oo kaluumaysto ah

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasarada Xananada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga Gobolka Saaxil ayaa ku fashilantay bad-baadinta 3 qof oo kaluumaysto ah oo maalintii 15 aad la la yahay raq iyo ruux meel ay ku sugan yihiin
Wasarada Xananada Xoolaha iyo Kaluumeysiga g/saaxil ayaa mudooyinkii u danbeeyey shaqadeeda ay gobolka ka hayso si weyn looga dayrinayey
Waana ta maanta sababtay in aanay gurmad ka samayn dadka la waayey ee bad waynta ku maqan
Ganacasada ka kaluumaysata Berbera oo dhawr jeer warbaahinta la hadlay waxa ay ka marag kaceen in aanay shaqada wasarada Xananada Xoolaha iyo kaluumaysigu aanay ahayn mid si fiican u shaqaysa
hadaba waxa laga war sugayaa talaabad uu ka qaado wasiirka Xananada Xoolaha iyo kaluumaysiga Jsl masuuliyiinta gobolka saaxil u jooga wasaradaasi.
Cabdirisaaq Qaasim.
355687444_826873238999719_91673683107563
355891892_826873278999715_17398839546095
355530764_826873322333044_11747419937715

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this