Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Siciid Cudhey oo shil gaadhi ku dhaawacmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Siciid Cabdisamad Cudhey oo ka mid ah Mudanayaasha Deegaanka Caasimadda Hargaysa,  ayaa la sheegay inuu Shil gaadhi ku galey Gudaha Magaaladda Hargaysa, ka dib markii Baabuurkiisa iyo Mid kale oo qof shacab ahi leeyahay isku dhaceen.

Dhaawaca dhinaca Feedhaha ah oo mudanaha soo gaadhey, ayaa lagula tacaalayaa dhakhtarka weyn ee Magaaladda Hargaysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this