Deeq A. Posted June 21, 2023 Siciid Cabdisamad Cudhey oo ka mid ah Mudanayaasha Deegaanka Caasimadda Hargaysa, ayaa la sheegay inuu Shil gaadhi ku galey Gudaha Magaaladda Hargaysa, ka dib markii Baabuurkiisa iyo Mid kale oo qof shacab ahi leeyahay isku dhaceen. Dhaawaca dhinaca Feedhaha ah oo mudanaha soo gaadhey, ayaa lagula tacaalayaa dhakhtarka weyn ee Magaaladda Hargaysa. Source Share this post Link to post Share on other sites