Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasnada Dawlada Soomaaliya oo laga lunsaday Lacag dhan 21-Malyuun oo Dollar+Madax Dalka debediisa u yaacday

Recommended Posts

Deeq A.   
Muqdisho
Xafiiska Hantidhowrka guud ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in khasnada dowladda laga lunsaday lacag gaadhaysa 21 Milyan oo doollar – Xilli la soo werinayo in madax kala duwan ay dalka ka bexeen ka dib eedo wax-is-daba-marin.
355383967_673003571513064_16469709879941
355113458_673003624846392_46576412532537

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this