Sign in to follow this  
Deeq A.

Hanti dhawrka Soomaaliya oo sheegay in khasnadda dowladda laga waayay 21 milyan oo Dollar

Recommended Posts

Deeq A.   

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Warbixin ka soo saaray caddadka lacag ka maqan khasnadda dowladda.

Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa sheegay in khasnada dowladda laga waayay lacag gaaraysa 21 Milyan oo dollar intii u dhexeysay (08 March 2018) ilaa (19 April 2023)

“Baarista Fatashka ah ee Xafiiska Hantidhawrku ku sameeyey hay’adahan ayaa dabooleysa intii u dhexeysay 08 March 2018 ilaa 19 April 2023. Waxaana ku lug leh dad isugu jira madax iyo shaqaale dowladeed iyo dad shacab ah oo xiriir wadashaqeyneed la leh hay’daha dowladda ee Baaristu khuseyso” ayaa lagu sheegay warbixinta.

FB_IMG_1687348336855.jpg?resize=720%2C91 FB_IMG_1687348340735.jpg?resize=720%2C91

PUNTLAND POST

The post Hanti dhawrka Soomaaliya oo sheegay in khasnadda dowladda laga waayay 21 milyan oo Dollar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this