Alle-ubaahne Posted November 5, 2006 Dowladda Mareykanka oo hub soo gaarsiisay Dowlada Kenya.. Warar ka imanaya Kenya ayaa waxay sheegayaan in Dowladda Mareykanka ay hub soo gaarsiisay Ciidamada wadanka Kenya, hubkaas oo xoogiisa laga dejiyay gobalada W/Bari ee Dalka Kenya. Dowladda Mareykanka ilaa iyo haatan lama oga sababaha ay hubkaasi u gaysay Kenya, balse warar ayaa waxay sheegayaan in dowladda Mareykanka ay ugu talagashay sidii loola dagaalami lahaa waxa loogu yeeray kooxaha Argagixisada ah ee ku sugan Dalka Soomaaliya. Sidoo kale Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay soo gaarsiisay Dowladda Kenya doomaha dheereeyaa si loola dagaalamo kooxaha Burcadda ah iyo kooxaha kale ee argagixisada ah ee ku sugan Dalka Soomaaliya. Dowladda Kenya horey ayey u beenisay in ay duulaan ku tahay dalka Soomaaliyeed, waxayna sheegtay inay ka shaqeyneyso sidii ay Soomaaliya mar kale cagaheeda isugu taagi lahayd, hase yeehsee waxaa arrintaani wax kama jiraan ku tilmaamay Maxaakiimta Islaamiga ah oo sheegay in Dowladda Kenya ay noqotay dowlad u adeegeysa caddowga Soomaali-yeed ee Itoobiya. Source: www.somalitalk.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 6, 2006 Dowladda Mareykanka oo hub soo gaarsiisay Dowlada Kenya.. THIS IS WHAT IS WRONG WITH BUSH'S ADMIN. U.S NEEDS TO CHANGE IT'S FOREING POLICY HONESTLY. GO FIGURE:........... Quote Share this post Link to post Share on other sites