General Duke Posted January 13, 2007 Madaxweynaha puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada bosaso Bosaso:- Madaxweynaha dawlad goboleedka puntland Maxamuud Muuse Xirsi Gen Cadde oo asbuucyadii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Garowe ee xarunta dawlad goboleedka puntland ayaa galabta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha puntland ayaa kasoo boqoolay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar haalkaasoo uu labdii maamlmood ee tagay uu kulamo kulalahaa maamulka iyo odayaasha gobolkaasi. Madaxweynaha ayaa si diiran logo soo dhaweeyey magaalada bosaso iyadoo soo dhaweyntiisii ay ka qeyb qaateen dadweynaha magaaldal bosaso Madaxweyne Cadde muuse ayaa markii uu gaadhay hoygiisa madaxtooyada Boosaaso waxa uu waraysi siiyey saxaafadda waxaana uu sheegey inuu maalmo joogi doono deetana uu howlo caafimaad u aadidoono dalka dibadiisa. Madaxweynaha oo la waydiiyey su;aal ku aaddan habka dimoquraadiga ah ee uu hadda ka hor sheegey in maamulka puntland lagu salayn doono ayaa sheegey inuu yahay habkaasi midey hora uga hadleen hadana uusan doonayn inuu siitaabto. Madaxweynaha oo wax laga waydiiyey isbadalka siyaasadeed ee dalku uu galay ayaa sheegey inuu dalku haatan marayo meeshii ugu wanaagsanayd lagana gudbay caqabado badan oo dhibaato ku ahaa jiritaanka ummadda soomaaliyeed. Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa safarkiisu ahaa mid dhulka ah iyadoo ay ku weheliyeen qaarkamid ah golihiisa wasiirada. C/Qani Xasan Dhagjar Carmooyin Bosaso Binuxasan90@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites

Pujah Posted January 13, 2007 So how many president's can the poor Somali state have? Quote Share this post Link to post Share on other sites

General Duke Posted January 13, 2007 ^^^Regional state president is what Cade is. Federalisam seems to have worked well in India even when it was very poor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted January 13, 2007 ^^YOu went back to your job bro Duke... Im happy the fact that the polical parties will be allowed to get in the process in Puntland, and I hope with that brings the fall of Cadde regime even sooner... Nice pics, the troops look poorly trained, take a close and observe how they are disorganised looking and snearing arounds ... LOL some of the don't even look strong enough to be soldeirs, perhaps Businessmen of Bosaso wore the cloth to welcome Adde and for pictures... Quote Share this post Link to post Share on other sites