Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay ee Dagaalka Garoowe+Tirada Dhimashada & Dhaawaca Cusbitaalada la geeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Wararkii u danbeeyay ee Dagaalka Garoowe+Tirada Dhimashada & Dhaawaca Cusbitaalada la geeyay
Isbitaalka Guud ee magaalada Garoowe iyo isbitaalka gaarka ah ee Qaran ayaa la geeyey meydka 4 qof iyo dhaawacyada ku dhawaad 10 qof, iyadoo la sheegay dhammaan dadkan inay ahaayeen dad rayid ah.
Ma jirto warbixin rasmi ah oo wali laga soo saaray khasaaraha ka dhashay dagaalka saakay ka qarxay Garoowe, kaaso wali soconaya.
Sidoo kale , ma jirto dadaallo muuqda oo lagu joojinayo dagaalka.
May be an image of 1 person

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this