Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda iyo mucaaradka oo hadda ka socda Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda iyo mucaaradka ayaa hadda ka socda magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Dagaalka ayaa bilowday kadib markii xildhibaannada Baarlamanka Puntland ay guda galeen ka doodista qodob la xiriira furista Dastuurka.

Dhawaqa rasaas culus oo ay is weydaarsanayaan labada dhinac ayaa laga maqlaya xaafadaha kala duwan ee Garoowe.

Weli faahfaahin sugan lagama hayo khasaaraha ka dhashay dagaalka oo weli socda.

PUNTLAND POST

The post Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda iyo mucaaradka oo hadda ka socda Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this