Sign in to follow this  
Deeq A.

Ninka ugu caansan mucaaradka Ruushka oo dacwad kale lagu soo oogay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xulafada ninka ugu caansan mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa dhaleeceeyay go’aanka lagu joojinayo baahinta dacwadda kiiskii ugu dambeeyay ee maxkamaeed ee isaga ka dhanka ah.

Mr Navalny, oo hore xabsiga ugu jiray muddo dheer, ayaa wajaahaya eedeymo cusub oo xag jir ah, iyadoo dacwadiisa lagu dhageysanayo gudaha xabsiga oo uu ku xidhan yahay.

Saxafiyiinta waa loo diiday inay si toos ah u booqdaan, laakiin waxay awoodeen inay la socdaan bilawga dacwadda iyadoo intakale ee dacwada la bakhtiiyay video-ga.

Dhawaaqa ayaa la sheegay inuu aad u liito oo aan si weyn loo maqli karin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this