Sign in to follow this  
Deeq A.

Eedaymaha loo haysto wariye Bushaaro Baanday oo maanta la horkeenay Maxkamadda Maroodi-jeex

Recommended Posts

Deeq A.   

Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa maanta horkeentay Maxkamadda Maroodi-jeex eedda rasmiga ah ee loo haysto wariye Bushaaro Baanday.

Saddex eedood ayaa xeer ilaalintu keentay kuwaas  oo la xidhiidha shaqadeeda Suxufinimo.

Sidoo kale afar wariye oo kale oo aan Somaliland joogin ayaa kula jira eedda.

Cabdirisaaq Yuusuf Cali (Teera)

Maxamed Yusuf Bakayle

Cabdisalaan Germani

Axmed Saki Ibraahim.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this