Sign in to follow this  
Deeq A.

Garoowe:Dad qaxaya Saqdii dhexe ee xalay ka dib markii Ciidamo Hubaysan Fadhiisimo ka dhigteen guryahoda

Recommended Posts

Deeq A.   
Garoowe:Dad qaxaya Saqdii dhexe ee xalay ka dib markii Ciidamo Hubaysan Fadhiisimo ka dhigteen Guryahoda
Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa mar kale caawa laga dareemayaa caasimadda Garoowe, iyada oo ciidamada la baxay Danab Puntland lagu arkay isgoyska Global oo aan ka fogayn xarunta Baarlamanka, hal kaasi oo ciidanka dowladda ee PMPF ay joogaan.
Golaha Baarlamanka ayaa la filayaa in ay dhawaan ka doodaan furista dastuur oo mucaaridku diiddan yihiin una arkaan muddo-dheeraysi ay samaysanayso xukuumadda madaxweyne Deni.
Halkan ka Daawo Muqaalka Dadka qaxaya:-

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this