Sign in to follow this  
General Duke

SOMALIA: Interim government to relocate from Nairobi

Recommended Posts

SOMALIA: Interim government to relocate from Nairobi

- Monday, January 10, 2005 at 15:59

NAIROBI, 10 January (IRIN) - The interim Somali government is to start relocating from the Kenyan capital, Nairobi, where it is currently based to Somalia within the next three weeks, sources told IRIN on Monday.

The government, other sources added, was likely to move to the Somali capital, Mogadishu.

"The government has set the end of January as the tentative date to start the relocation to Somalia," Hussein Jabiri, director of communications in the interim prime minister's office, said. "It will be a gradual relocation."

The prime minister, Ali Mohamed Gedi, named a new cabinet on Friday, nearly a month after his initial line-up of 76 was rejected by parliament. There are 42 ministers, 42 assistant ministers and five ministers of state in the new cabinet, Jabiri told IRIN.

"I have made this list to the best of my ability," Gedi said while announcing the new team. In rejecting the first line-up, the parliament said clan quotas had been ignored and that the right constitutional procedures were not followed in the selection.

"Those given posts will have the task of serving Somalia at a critical time," the interim president, Abdullahi Yusuf Ahmed, told the transitional federal parliament after the new cabinet was announced. "Some [politicians] are unhappy because they are not in the cabinet, but hopefully in [the] future, they will be on the list."

One of the Somali faction leaders, Hussein Mohammed Aydid, was made deputy prime minister in charge of home affairs and another influential politician, Mohammed Qanyare Afrah, was given the post of national security minister.

Other prominent faction leaders who have joined the cabinet include Muse Sudi Yalahow, Usman Hassan Atto, Hassan Muhammad Nur Shatigadud and Adan Madobe. Abdullahi Shaykh Isma'il, another faction leader, was appointed foreign minister.

The new Somali government has come under pressure both from its Kenyan hosts and the international community to move to Somalia and establish itself there.

Kenyan President Mwai Kibaki, on 1 January, urged the new government to go back to Somalia, saying "small fights" within their borders should not deter them. "They must return because we were making a government not to stay in Nairobi, but to return home and reconstruct that country," he said.

Kibaki's message was emphasised on Tuesday by John Koech, the Kenyan minister of regional cooperation. "It is difficult for the international community to assist the Somali government when they are still in Kenya," Koech said.

"The international community has assured us that as soon as the Somali people settle in Somalia, they will get assistance for their own country, which has been destroyed by 14 years of strife," he added.

Speaking in Addis Ababa on Thursday, Assane Ba from the African Union's (AU) conflict centre said the new government had indicated it could relocate to Somalia by 21 January. The AU, he added, was planning to deploy an initial contingent of its peacekeeping force to the war-ravaged country by the end of January.

Somalia ceased to function as a modern state in 1991 following the overthrow of Mohammed Siyad Barre. Barre's ouster precipitated a ruinous civil war that saw numerous warlords and their militias divide the country into fiefdoms.

Yusuf was elected in October by the transitional federal parliament, sitting in Nairobi. The election marked the end of a two-year reconciliation conference sponsored by the Inter-Governmental Authority on Development. The conference brought together representatives from various clans and factions.

Source: IRIN

Share this post

Link to post
Share on other sites

DKMG Soomaaliya oo Muqdisho Tegaysa Bishan Dhexdeeda.

Sida uu qalabka warbaahinta u sheegay Xuseen Jaabiri oo ah u qeybsnaha xafiiska ra'iisalwasaaraha xagga arimaha warfaafinta, DKMG Soomaaliya ayaa u guuri doonta gudaha dalka ka hor inta aanay dhamaan bisha January ee aan ku jirno.

Jaabiri ayaa sheegay in cadaadis badan oo DKMG kaga yimid dawladda martida loo yahay ee Kenya iyo dhinacyo kalaba ay ku qasabtay dawladda iney go'aankan qaadato, wuxuuna Jaabiri intaa raaciyay in dawladdu u guuri doonto dhanka Muqdisho.

Hadalkan ka soo baxay Jaabiri ayaa u eg mid mugdiga ka saaraya meesha ay salka dhigan doonto dawladdu. Labo maalmood ka hor ayeey aheyd markii madaxweyne C/llahi Yuusuf uu kala shiray siyaasiyiinta ****** halkii saldhig looga dhigi lahaa dawladda, maalin kadibna waxay siyaasiyiintani gaarsiiyeen madaxweynaha in ay isku raaceen in Muqdisho ay xarun u noqoto dawladda.

Wararka Nayroobi ka imanaya ayaa sheegaya in madaxweyne C/llahi Yuusuf iyo wasiiro ka tirsan dawladda oo ay gacansaar leeyihiin ay ka go'antahay in ay dawladda geeyaan magaalada Baydhabo, hadaba waxaa isweydiin mudan ma mawqifkii madaxweynaha iyo wasiirada ay isku jaalka yihiin ayaa wax iska bedelay mise hadalka Jaabiri wuxuu daaha ka qaadaya khilaafka u dhexeeya ra'iisalwasaaraha oo dhawr jeer oo hore sheegay in dawladda Muqdisho la geynayo iyo madaxweynaha oo si dadban iyo si toos ahba looga maqlay inaanu xiligan Muqdisho tegeynin, iyo weliba gudoomiyaha BKMG ah oo dad ku dhawdhaw laga soo wariyay inuu u janjeero in dawladda Muqdisho la geeyo.

Si kasta xaalku ha ahaadee waa bilaw wanaagsan in daaha laga qaado xiliga dawladdu ay ka baxayso qurbojoognimada iyo halka ay ku wajahanthayba, inkastoo laga yaabo dooda ka dhalata qodobkan in lala beegsado baarlamaanka si loogu kala baxo, taasoo haddii ra'iisalwasaare Geeddi uu u ololeeyo tegitaanka Muqdisho ka badbaadin karta dharbaaxo culus oo kaga timaada baarlamaanka – oo xubnihiisu inta badan taageersanyihiin sida la sheegayo in Muqdisho la tago- sidii ku dhacday horaantii bishii tagtay.

Haddaba waxaa la dhawrayaa in ra'iisalwasaare Geeddi uu ku adkeysan doono tegitaanka Muqdisho iyo in uu ku biiri doono safka madaxweynaha iyo in ay isugu iman doonaan xal dhexe oo ah in xukuumaduna tagto Muqdisho baarlabaankuna Baydhabo, madaxweynuhuna kala doorto meeshii uu tegi lahaa.

Tifaftiraha.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this