Jacaylbaro Posted August 6, 2009 Sharif prep'ing for Clinton meeting Preparing eh ?? ,,,,,, so he is taking shower using Zest, putting some perfume and probably buying a suit ,,,, Hair cut ?? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 6, 2009 Ahmed Musse Horseed Media Waxaa maanta lagu wadaa inuu kulan dhexmaro Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Shiikh Shariif Axmed iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka, Mrs.Hillary Clinton. Kulankan oo ka dhacaya magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in diirada lagu saari doono taageerada ay dowlada Maraykanka u fidineyso dowlada kumeel gaarka ee Federaalka, si loo sugo amniga dalka Soomaliya. War ay wakaalada wararka ee Reuters kasoo xigatay mid kamid ah xubnaha safarka ku wehliya Hillary Clinton, ee wasaarada Arrimaha dibada ee Maraykanka, ayaa sheegaya in kulankaasi Madaxweynaha Soomaaliya si rasmi ah loo gudoon siin doono xog la xariirta mucaawino ay dowlada Maraykanka ugu talo gashay Soomaaliya. Waxaana mucaawinadan kamid ah mid militari oo la sheegay in uu yahay hub ay Dowlada Maraykanka qorsheysay in dhawaan la geeyo dalka Soomaaliya. Warkan ayaa intaasi ku daraya in hubkan horey loogu qoondeeyey in lasiiyo dowlada Soomaaliya, kahor safarka Hillary Clinton ay ku timid magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites

NGONGE Posted August 6, 2009 I hear Siilaanyo is there to meet the lady too. Sounds to me like the cow is double dating. As for the topic itself, stuff and nonsense really. Nothing will come of it. Quote Share this post Link to post Share on other sites

xiinfaniin Posted August 6, 2009 @I hear Siilaanyo is there to meet the lady Allow Alle Quote Share this post Link to post Share on other sites

Taleexi Posted August 6, 2009 NGONGE---- Thanx for starting my day with a witty remark! Quote Share this post Link to post Share on other sites

xiinfaniin Posted August 6, 2009 NGONGE stopped giving oponions on tfg. Instead he curses it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 6, 2009 ^^ Any time. Xiin, it's "election" season. Such photo opportunities are very valuable. My sources tell me (as in waxa la yedhi) Siilanyo will most definitely shake her hand. As if Sh. Sharif needs the extra pressure, eh? Quote Share this post Link to post Share on other sites