Sign in to follow this  
General Duke

London: Demo in support of the Somali governemnt

Recommended Posts

Banaanbax ka dhacey wadanka Igriiska

22 Dec 22, 2007 - 11:56:04 PM

Bananbaxaan oo ka dhacey xafiiska Ra'isal Wasaaraha wadanka Ingriiska hortiisa ayaa waxaa ka qeyb galey dadweyne tageersan dowlada KMG ah ee Somalia.

Dadka isugu soo baxey banaanbaxaan ayaa waxaa la kulmey sarkaal ka tirsan dowlada Ingriiska iyaga oo u gudbiyey qoraal ay ku codsanayaan in DF la tageero.

Dadka isu soo baxey oo ka kala yimid magalada London iyo agagaarkeeda ayaa goob joogayashu sheegeen in tiradooda gaareysay ilaa 300 ruux.

Banaanbaxaa ayaa ku soo beegmey xilli Madaxweynaha DFKMG ah booqasho caafimaad ugu jooga wadanka Igriiska magaaladiisa London.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu dhowaan ka so ambabaxo halkaas iyada oo wararku sheegayaan in xaaladiisa caafimaad wanaagsan tahay.

Garowe Online,London

Share this post

Link to post
Share on other sites

WAR DEG DEG AH >> LONDON: Saacadaan Waxaa Ka Socda Fagaaraha Downing Street Banaanbax Kii ugu Balaarnaa oo Soomaalidda cariga Ingiriisku isugu Soo Baxdo !!

22. december 2007

London (AllPuntland)- Dibad bax balaaran oo ay isugu soo baxeen tiradii ugu badnayd Soomaalida ku dhaqan cariga Ingiriiska ayaa xiligaan ka socda fagaaraha loo yaqaan Downing Street ee magaalada London.

Dibad baxayaasha ayaa muujinaya taageerada ay u hayaan dadaalka nabadgalyo, midnimo iyo dawladnimo doonka ah ee ka socda Soomaaliya.

Soomaalida isu soo baxday ayaa sita Calanka Soomaaliya, boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo iyo sawirada madaxda Soomaaliya.

"DOONI MAYNO DAWLAD LA'AAN IN DIB LOOGU LAABTO" ayaa ka mid ah hal ku dhigyada banaanbaxayaashu ku dhawaqaayaan.

Dibad baxaan ayaa u muuqda mid Soomaalida halkaani (Ingriisku) ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan in Dawlada Soomaaliya ku guulaysato in dib loosoo celiyo sharci iyo kala dambayntii dalka Soomaaliya.

Mid ka mid ah dibad baxayaasha ayaa AllPuntland u sheegay in dibad baxani yahay fariin ay ugu sii dhiibayaan madaxweynaha Soomaaliya, Soomaalida joogta gudaha Soomaaliya oo ay u sheegayaan in ay tahay in gacamaha la isu qabsado siddii loosoo celin lahaa nabad iyo caano...

Saacada banaanbaxani dhacayo waxaa ku sugan isla magaalada London Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Yusuf Axmed oo hadda dhamaystay baaritaan caafimaad uu u yimid dalkaani Ingiriiska, iyadoo uu dib ugu laabanayo Soomaaliya.

Haddii ALLE idmo wararkayaga dambe kula soco faahfaahinta dibad baxaan.

AllPuntland, Xarunta Yurub

Banaanbax aad u ballaaran oo lagu taageerayo madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya iyo guud ahaan dowlada oo goor dhoweyto lagu soo gabagabeeyay magaalada London. Daawo Sawirada

Banaabax u muqday kii ugu ballaarnaa oo lagu taageero Dowlada Fedaralka Somalia ayaa waxaa uu goor dhoweyto kusoo gabagaboobay magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska.

Banaanbaxaan ayaa goor dhweyto soo dhamaaday,walina ka qeyb galayaashu kama aanay faaruqin goobta banaanbuxu ka dhacayo, waxaana shabakada carmnooyin.com ay aqristayaasheeda u balan qaadeysaa in ay usoo gudbin doonto dhamaan sawirada banaanbixii soo idlaaday wax yar ka hor.

Kala Soco Shabakada Carmooyin.com Sawirada Banaanbaxaan oo dhameystiran

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this