Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Biixi oo Hargeysa tababar ugu soo xidhay cutubyo ka tirsan Ciidanka Millateriga Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Biixi, ayaa maanta Hargeysa tababar ugu soo xidhay cutubyo ka tirsan Ciidamada Millateriga Somaliland.

“Xamar degimayso oo Kismaanyo degimayso oo Soomaali degimayso ilaa Somaliland iyo Somalia kala baxaan.”……Muuse Biixi

FB_IMG_1687084752430.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this