Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo xilka qaadis lagu sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa xilka looga qaaday guddoomiye Jeyte.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan u magacaabay Cabdullaahi Axmed Macallin (Sufurow).

FB_IMG_1687068793723.jpg?resize=720%2C96

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo xilka qaadis lagu sameeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this