Sign in to follow this  
Deeq A.

Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa la soo bandhigay saaka oo Axad ah.

Ajandaha waxa ugu muhiimsan qodob la xiriira go’aan ka gaarista doorashada madaxtinimada Puntland ee 2023/2024.

Ka doodista xaaladda amniga Puntland gaar ahaanna amniga caasimadda Garoowe ayaa sidoo kale ku jirta ajandaha.

Ka doodista xaaladda gobolka Sool oo uu ka socdo dagaalka Laascaanood ayaa sidoo kale ku jirta ajandaha.

FB_IMG_1687070767774.jpg?resize=720%2C91

PUNTLAND POST

The post Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this