Sign in to follow this  
Deeq A.

Qofka ugu da’da weyn ee Sanadkan 2023 Xajaya

Recommended Posts

Deeq A.   
Qofka ugu da’da weyn ee Sanadkan 2023 Muslimiinta Xajka Gudanaya ee Boqortooyada Sacuudigu Fiisaha Xajka siisay ayaa noqday Haweenay Magaceeda la yidhaahdo Rabi Ali oo ka timi Kurdistan 🇹🇯,Da’da ayaa ah 103 Jir caafimaad qabta.
N.B:Sawiradan hoose waa Hoygeeda ay ku nooshahay ee ay ka soo ambabaxday
347416388_107264842406647_83490142836350
346842200_107264935739971_33661871661792
348599333_107265069073291_36205750600456

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this