Suldaanka Posted December 5, 2005 {Non-partisan non-clan based House of Elders read out their conclusion] Haatuf: Political Parties Accept Guurti's Offer To ‎Mediate Dispute Over Last Tuesday's ‎Election Of Opposition MP As House Speaker Jamhuuriya: EDITORIAL "The Saviours rescue the nation" Awdal News: Somaliland’s Upper House succeeds to mediate between wrangling parties over new parliament speaker Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 5, 2005 [House of Elders having their humble and not so sophisticated meeting under an acacia tree] Quote Share this post Link to post Share on other sites

Suldaanka Posted December 7, 2005 ^^Salaan sare Tolstoy. "....Hadduu Oday Jiro, Uu U Ood Rogo, Abaaroodkana Way Orgootaa...." --------- Sheekada Suuqa ee Hargeisa Haddaan ahay weriyaha u qaabilsan dhinaca marfashyada iyo maqaaxiyaha siyaasada lagu lafaguro shabakada Somalilandfuture, maanta waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa wararkii suuqa, idin odhan mayo mid kastaa ayaa run ah ee caqligiina la xisaabtama, kaftankiina kama madhna iyo gujintii guurtidu wixii aad ka qabtaana ka faalooda marka aad tagtaan qudhiinu marfashyada aad camirtaan ee lagu lafagurayo siyaasada , waxayna yihiin: Si Ina Rayaale Xukunka u dhammaystirto mudada uga hadhsan, bacdamaa uu aqbalay in mucaaridku baarlamaankii qabsadaan, dawladda uu dhawaan dhisayona waxa uu ka siinayaa dhawr wasiir xisbiyada mucaardka ah, weliba cadbursiinyo ayuu siinayaa mucaaradka, dabadeed wasiiradiisii way baqeen in xilka laga qaado, qayladu waa badatay xabada rida ayaa ka dhacday sida uu amray kalfadhigii ugu horeeyey ee baarlamaanka Ismaaciil Yare, warsaxaafadeed ka dhamaa ninkii ninku dhalay ee Ina Dhoolayare, Adna Aadan iyo Cabdilaahi Dareewal ka daayayaay maciinsade, xaaladu waa lugna baqo ugu joog lugna faras dhinaca wasiirada mar haddii ismaaciil Yare baqay, Madaxweynihiina guuxay waa falaadh cirka loo ganay nin waloowba filo. Saleebaana waxaa laga sheegaayaa inuu yidhi “ anigu mucaaridka uma daneynayn ee waxaan u daneynaayey saaxiibkay Rayaale, waase haddii uu garto †waxaase jirta in si buuxda looga hadal hayo go,aankiisa geesinimada leh dhamaan dalka oo dhan, waxaa dhalinyaro banaanbaxaysay lahayd “ Gadhcade nin weyn dheh, go,aan qaadasho leh dheh, geesi aan hamran dheh, wixii u qarsoona yeelkeed dheh â€. Cabdi Waraabena waxaa laga sheegaayey, inuu yidhi “ Raq libaax laba jeer lagama wada kiciyo, oo tii madaxtooyada ayaanu ka hiilinay mucaardka waana liidnimo in ninku mar walba hiil kaaga fadhiyo siyaasada casriyowday â€. Ismaaciil Yarena iyo Daahir Riyaalena waxaa laga soo sheegayaa beryahan sidii uu ciidanka booliiska ugu amray ku fura rasaasta fadhigii koowaad ee Golaha maalintii lays khilaafay muu iman shaqadiisii Ismaaciil, oo Daahir Rayaale ayaa ka caqli wanaagsanaaday oo ku yidhi, waar maxaad ujeeday markii aad lahayd ku fura rasaasta , ma in meeshaba lagu kala yaaco ayaad rabtay, ma waxa aad laynaysay ragii dalkani iska soo xuleen inay yihiin intii ugu wanaagsanayd, waar naga bax oo naga tag, Huda Barkhad Marwada koowaad ee Madaxweynaha ayaa iyaduna si weyn u difaacday Ismaaciil Yare oo tidhi la,aantii lama ladayne Daahir Inaga daa wiilka . Dalkoo dhan dabaaldegyo iyo casuumado ayaa ka socda oo ragii la doortay ayaa ku kala bixi la’ ilaa shalay Ambassador, Mansoor, Xaraf, Araweelo iyo iyo iyo....... Dhinaca Qurbaha doodaha ka socda bal noo soo gudbiya. Somalilandfuture Online Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites

Suldaanka Posted December 7, 2005 Hees from Radio Maqaloocshe (Haatuf Satire section) Shankaroon macaaneey Shirguddoon la moodyeey Shuqulkaad samayseen Shalay qurux badnaayee Shaaruba libaaxii Sheekhii Saleebaan Guurtida Shirkeediyo Arrintay shakaashiyo Shuqulkay dhameeyeen Alla sharaf badnaayee. Sheekadii Rayaaliyo Ragganimadii Sheelayd Sida shaaca uga rogay Shirabaada hadalada Shaamareer badnaydaa. Runta lama shareeroo Hadal lama shaxaadee Wuxuu shubay ma yaabteen. Mudanihii Shirkii xidhay Shansho dheerihii Udub Goortuu shidhka u galay Shafku dhogorlihii yidhi Aayar baan shirkii xidhay Alla Sheekhsanaayaa Muxuu shuqul yaqaanuu Soo shubay amuuraha. Shalow laga dhacaayiyo Shuushkii doraad yimi Shakigii na soo maray Golihii shukulayiyo Sharaf guurtibay iska le. Shebbedaan caruustaay Shacnidaan jeclaadaay Kalgacaylkii shaan tegay Imikuu shinkii galay Aqalbaan shellaad dhigay Shankaroon dhexdeediyo Shacabkii Hargeysaan Shaal iyo xariir dhigay Shaacir guursadaan ee Waxaad shaahid u ahaan Shicibkii gobta ahaa Ilamaa shantii mayl Ubax shucuba luul iyo Shalmadaa I saaraan Shabbad yahay waxaad garan Guurti shuurinaysoo Shaashlihii Saleebaan Odaygeenii sheegnaa Sheekhii Cabdi ahaa Shir waanaajiyaashii Nabadda u shaqayn jiray Intay duub shareertaan Shacnigooda gaarka li Gelbis kuu shalaadan Shabbadeey waxaan ogay Calankoo shalwanayoo Xidigtii shanta ahayd Shaabadii xornimadii Sheedaha ka muuqdaan Shilla aan dhulkeenoo Shufeerkii hogaanshuhu Shicibkii u sara kacay Shakigii ku oognaa Qudbad shaafiyaysiyo Sheegaya aayaha Sida loogu shawree Loogu shagax yidhaahdaan Anna kuu shifaystaa Dalkaa shuurinaayaa Shanta inuu ka weyn yahay Shicib iyo dhul leeyahay Shillin noodha leeyahay Shakad xeera leeyahay Shuftadana ka adag yahay Sharci baa burburayiyo Sharka kii filaayow Shaadh baan ka leeyahay Shookad lagu qabtaan ogay Shankaroon dalkaygaa Ummad baa ku shurugtoo Wixii sharaf dilkeenaba Shebeg lagu dabbaaliyo Shaan-dhaan u leeyahay Shookaanta taladana Hadba kii shidhka u gala Xilliguu shinkii go'o Shardi uu ku dhiibiyo Shax ridaanu leenahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Suldaanka Posted December 10, 2005 Indeed Mr. Tolstoy, Somaliland' own homegrown system combines the best of both worlds. On the one hand, we have our democratic political parties that compete for the executive and legislative branches of our government, and on the other hand we have our traditional leadership that act like the Guardian Angles for our infant democracy. We also have our house of clan leaders (Suldans, Aqils, Boqors etc), which act as a backup and safity net in the extreme case that all else fail. This is, in my opinion, a rock solid system, thanks to genius brains of Mr. Egal (Ilaahay ha u naxariisto isaga iyo dhamaan Muslimiinta). Below is an excerpt from an interesting paper prepared by John Drysdale, who was one of President Egal's advisers in the 1960s and then in the early 1990s. In a conversation with me in the Hargeisa presidency in 1994, Egal referred to the then newly formed Council of Elders that constituted the upper house of the parliament in Hargeisa. He commented that the greatest mistake that he and his colleagues had made when he was Prime Minister in Mogadishu was that they had ignored clan elders. A Study of the Somali Hybrid Insurance System and the Consequences of its Rejection by Southern Somalia’s Political Leadership Mr. Tolstoy, if anything can be drawn from the recent brouhaha at the opening session of our new parliament, it will not be that something is wrong with our System of governmenance, rather its that our Constitution has some serious loopholes in it. There is no specific clause that explicitly or impilicitly defines the powers of the temporary speaker for instance, neither is there an article which sets limits. Its from this that, and I have to agree with Mr. Suleiman Nuur on this, that the new Parliamenterians need to work on and improve the Constitution so as to avoid any more ugly scenes like the one we had witnessed a couple of weeks ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites